Ahlu Sunna oo Weerar ay khiyaano badan u adeegsatay ku leesay Ilaalada Saadaq Joon

Waxaa xalay saqdii dhaxe deegaanka Balli-Bire oo dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ka dhacay dagaal xooggan oo dhax maray ciidamada DF oo ay wehliyaan kuwa Galmudug iyo xooggaga Ahlu Sunna. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo uu hoggaaminayay taliyaha ilaalada Madaxtooyada Galmudug oo marayay deegaanka Balli-Bire weerar xoogan kala kulmeen xoogag … Continue reading Ahlu Sunna oo Weerar ay khiyaano badan u adeegsatay ku leesay Ilaalada Saadaq Joon